• Diwaan-galin

    Ugu horeyn si aad adeegan u diwaan-gashatid fadlan la soo xidhiidh Xarumaha Iibka iyo xafiisyada Suuq-gaynta ee Shirkada Telesom.
    Waxaa kuugu diyaar ah xarumaha iibka ama suuqgaynta Telesom Form-ka dalabka adeega.
    Formkan ayaa waxaa ku xiga heshiis laba dhinac ah oo ku saabsan Nidaamka dirista Fariimaha ee uu dirayo Macmiilku......

    Read More
  • Fariin Dirid

    Si aad u dirto fariin, waxad u baahantahay inaad raacdo mid kamida labadan darqiiqo ee soo socda
    1.    Fariin u dirid dad tiradoodu koobantahay
    •    Marka aad gasho web-ka waxaa doorataa  “send SMS”
    •    Waxad arkaysaa To oo  ay horteedana tahay meesha cad ee wax lagu qoro, fadlan ku qor lambarada aad rabto inaad fariin u dirto, una qor qaab-kan; 063-44220005, 063-4220400, 063-4220207 adigoo mar walba u dhaxaysiinaya space iyo coma(,)

    Read More
  • Wakhtiga-dhicida

    Adeegani waxaa uu dhacayaa muddo sanad ah markaad isticmaasho.
    Kadibna waxaad la xidhiidhaa xarumaha iibka Telesom dib ayaa laguugu cusboonaysiinayaa (Re-Activation).

    Read More
  • 1
  • 2
  • 3